Haween ku Ganacsan jiray xeryaha barakacayaasha oo saameyn kala kulmay fatahaadda Wabiga Shabelle

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku ganacsa jiray qaar kamid ah kaamamka barakacayaasha ah ee ku yaalla xaafadda Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa saameeyay ganacsigooda fatahaadda Wabiga Shabelle.

Waxyaabaha  ay Haweenkan  iibi jireen  waxaa ka mid ah dhuxusha iyo qudaarta waxaa ayna dhaqaalaha ka soo gala ku maraayn jireen   nolosha qoysaskooda balse fatahaada wabiga shabeelle uu ka gaystay Magaalada Baladwayne iyo daadadka roobka ayaa haweenkaan ka bur-buriyay ganacsiyadii yar yaraa ee ay haysteen waxaa ayna hada wajahayaan duruufo adag oo dhanka nolosha ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here