Haween loo tababaray sida foornada looga shaqaysto.

0
339

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween ay tababartay Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo Xaquuqul Insaanka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adaha samafalka ayaa labaray sida foornada loogu shaqaysto.

Dumarkaan oo hada 6 Haween ah ka kooban ayaa markii la tababaray kadib waxaa ay ku guulaysteen in magaalada Kismaayo ay ka hergeliyaan Foorno koronto ku shaqaysa oo ay ku sameeyaan adeegyo kala duwan sida Buskudka,Doolshaha,waxayna hada codsanayaa in loo soo kordhiyo Soolarada cadceedda ku shaqeeya.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here