Haween ka ganacsada uunsiga iyo dharka kariska oo sheegay in ganacsigaan uu wax badan noloshoda ka badalay

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaliyed sodonkii sano ee uu dalkeenu burbursanaa waxaa ay ahaayeen ku door muhiim ah ka qaatay samata bixinta bulshada Soomaaliyeed ee uu burburku saameeyay, waxaa ayna inta badan la yimaadeen hal abuur iyo figrado ganacsi ku waas oo  wax wayn ka badaleen nolosha qoysaskooda.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here