Haween ka Ganacsada Digaagga oo codsaday in loo dhiso Guryo Digaaga lagu xanaaneeyo

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool Haween  iskaashato ah ku waas oo samaystay xarun lagu xanaaneeyo Digaaga.

Haweenkan oo degan Xaafadda midnimo ee Magaalada Kismaayo ayaa digaaga ka Ganacsada, waxaana wax ka iibsada qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here