Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Cawaale oo ah goob ay wax ku bartaan haweenka aan markii hore helin fursado waxbarasho oo ay nolashooda wax kaga badali karaan ayaa waxyaabaha ay halkan ku bartaan waxaa kamid ah cunto karinta, dharkarinta, tolida dharka iyo sidoo kale qoritaan far Soomaaliga iyo xisaabta sido kale xaruntan ayaa lagusoo kordhiyay wacyigalin ku aadan dhibatooyinka ka dhasha jarista dhirta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.