Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaridda dhirta waxaa ay horseedaa xaaluf iyo Nabaad guur, kaas oo saamayn ku yeesha deegaanka sabab ugu badan ee ay bulshadeena Soomaaliyed dhirta u jaraan ayaa ah in ay ka dhigaan dhuxusha la shito .
si loo joojiyo dhirta La jarayo ee dhuxusha la shido ayaa qaar ka mid ah Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo oo iskaashatooyin ah waxaa ay la yimaadeen farsamo cusub taas oo ay ku soo saaran dhuxul Macmal ah ayna ka sameeyaan kartoomada qashinka la iska raaciyo iyo ciid ama Carro madoow.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.