Kismaayo(Idaacada Waamo)Haween oo ah iskaashato Danyar ah ayaa layimid Figrad Ganacsi waxaa ayna nasiib uyesheen in fikirkooda lagu maalgaliyo iyagoo kugulaysat lacag dhan 14 kun oo doolar Taas oo ay ku samaysteen ganacsiyo kala duwan .
Dumarkaan oo ka koobna 70 haween ah Ayaa ka faaidaystay Barnaamij Maalgalin ah oo Ay qabteen Wasaaradda Ganacsiga Dowlad Goboledka Jubbaland ,Rugta Ganacsiga iyo Warshaddaha Jubbaland iyo Haya,ada ARC oo kashaqaysa arimaha qaxootiga.
Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah Haweenkii ka Faaidaystay Barnaamijka Maalgalinta ah oo Kawaramaya Sida ay ugu suurta gashay in Figradoodii ay ku gulaystaan iyo qaabka ay umareeyay lacagta maalgalinta ah Ee ay Heleen.
Hal abuurka Ganacsi ayaa ah mid ay bulshadu ku kala duwantahay waxaana jira dad badan oo guul kagaaray figrado ganacsi oo ay layimadeen waxaa ayna haweenka tusaale wanaagsan uyihiin awooda is kaashatoyinka doonaha in hormariyan figradahooda ganacs.
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.