Haween Cowska Xoolaha ku Iibiyo Magaalada Kismaayo oo codsaday in Shaqo abuur loo sameeyo

0
360

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween badan oo Soomaaliyed ayaa waxaa ay ku shaqeeyan duruufo adag,waxaa ayna qabtaan shaqooyin kala duwan si ay nolol maalmeedka qayskooda u soo dhiciyaan,waxaa jira haween ku nool Magaalada Kismaayo oo ka ganacsada cowska ma calafka xoolaha lasiiyo,waxayna codsadeen in shaqo abuur loo sameeyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here