Haween goobo ganacsi oo yar yar ka maareeya Nolosha iyo Waxbarashada Carruurtooda

0
489

Kismaayo (Waamo Radio) Waxa jira tiro haween ah kuwaas oo kanacsiya yar yar oo kala duwan ku dhex sameeystay guryahooda dhexdoo si ay usoo saartaan nolol maalmeedkooda waxaa ay guleysteen in maareeyaan nolosha Reerkooda.
Fartuun Abdulahi Aadan waxa ay ka ganacsataa darka iyo Shobinka hablaha kuwaas oo ay ku iibiso qaab looyaqaan haY wareerin sido kale Xaliimo Faarax iyada waxa ay leedahay miis yar oo ay qudaarta ku gado kaas oo uga dhex furan gurigeeda.
xili aan lakulmay ayaan ka waraystay  qaabka ay uganacsadaan iyo
Duruufaha adag ee jira ayaa haweenka somaliyeed baray in ay siyaabo kala duwan uraad sadaan nolol maal meedkoda si ay umareeyan nolosha qoyskooda.Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here