Haween fursado shaqo ka helay xarun lagu dhaqo dharka oo Kismaayo laga hirgaliyay

0
107
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo ay tiradoodu gaarayso shan ayaa fursado shaqo ka helay xarunta Samsam Loundry oo ah lama daayo dharka lagu dhaqo taas oo dhawaan laga hirgaliyay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose .
Shaqada ay haweenkaan qabtaan ayaa ah dhaqista noocyada kala duwan ee dharka raga iyo dumar iyo sido kale  roogaga kuryaha ku waas oo ay dhaqistooda u adeegsadaan qalab casri waxaa ayna dhaqaalaha ka soo gala ku maareeyaan noloshoda iyo mida Qoyskooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here