Haween fursado shaqo ka helay Jaamacadaha ku yaalla magaalada Baladweyne

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo kunool magaalada Baladwyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa kashaqeeyo hagaajinta iyo Nadiifinta xaruumaha jaamacadaha magaalada iygoo nolosha qoysaskood ka maareeyo.

Haweenka ayaa nadiifiyo xafiisyada jaamacadaha iyo fasalada ay Ardayda wax ku bartaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here