Wararka Haween danyar ah oo Waxbarasho lacag la’aan ah ka helay macadka Waamo ee Kismaayo. By admin - July 12, 2023 0 81 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Waamo Women Center ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waa macad wax lagu baro haweenka aan horay u helin fursadaha waxbarasho. Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/07/warka-hamdi-Haween-danyar-ah-oo-wax-barasho-lacag-laaan-ah-ka-helay-macadka-Waamo-ee-Kismaayo.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X