Haween danyar ah oo Nolosha Qoysaskooda ka maareeya Qodista Jaayga

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaliyeed ayaa ah kuwo door wayn ka qaata harmarinta qayska iyaga oo qabta shaqooyin adag, kuwaas oo ay kasoo saraan dhaaale ay ku kabayaan isla markaana ay ku maraynayaan nolasha qaysaskooda

Tan iyo burburkii dalka ahaeenka somaliyeed ayaa laf dhabar u ahaa bulshada iyaga oo ku shaqaynayay duruufo adag taas oo haween somaliyeed ka dhigtay inay door muhiima ka noqdaan bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here