Haween bartay xirfado kala gedisan oo kulan dhiirro gelin ah loo qabtay

0
231

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa muddooyinkii danbe Magaalada kismaayo ku soo badanaya xarumaha kala duwan ee lagu barto farsamada gacanta kuwaas oo qaarkood  si’ gaar ah wax loogu baro Haweenka.

Hay’adda NRCiyo Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo ququuqul insaanka Jubbaland ayaa kulan aqoon kororsi iyo dhiiro galin ah u qabtay qaar ka mid Haweenka ku nool xaafada New kismaayo oo dhamaystay barashada xirfado kala duwan oo ay muddo baranayeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here