Haween bartay xirfado kala duwan oo Kismaayo oo Xaflad qalin jibin ah loogu qabtay Kismaayo

0
67
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabada ay ka qalin jibinayeen boqol Haween oo bartay xirfadaha kale duwan  ee farsamada Gacanta   kuwaas oo sare lagu qaadayay barshada Xirfadaha Farsamada gacanta.
Munsabadda xaflada ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka Wasaaradda Haweenka  Jubbaland , Agaasimaha guud ee wasaradda haweenka Jubbaland ,Ururada haweenka Jubbaland , Gudomiyaha Gobolka Jubbada Hoose, gudomiyaha ururka haweenka Degmada Kisamayo Qaar ka mid ah shirkada gaarka loo leeyahay iyo qeybaha kale duwan ee Bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here