Haween bartay xirfado kala duwan oo kawamaray sida ay nolol maalmeedkooda uga raadsadaan

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamada Gacanta Waa mid kamida Xirfadaha ugu muhiimsan ee ay ku shaqaystaan dhalinyarada maanta si ay uga raadsadaan Nolol maalmeedkooda  iyo midda Qoysaskooda, Gabdhaha ayaana ah kuwa ugu badan ee ku shaqaysta noocyada kala duwan ee farsamada Gacanta sida Qurxinta Dumarka, karinta dharka, sameeynta Shaambada , Harqaanka iyo noocyo kale oo farsamada Gacanta ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here