Haween Barakacayaal ah oo ku nool Baladweyne oo codsaday in la baro Xirfadaha farsamada gacanta

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Haweenka ku nool kaamamka ku yaallo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiraan ayaa codsaday in laga caawiyo barashada xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta si ay ugu shaqeeystaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here