Haween badan oo ka faa’iideystay Ololaha Bar ama Baro ee Kismaayo.

0
332

Kismaayo(Idaacada Waamo)Ololaha Bar ama Baro oo laga herliyay magaalada Kismaayo sanadkii 2017,kii ayaa waxaa ka faa’iideystay Haween badan oo markii hore aanan aqoonin sida wax loo qoro.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here