Haween ay fursad Ganacsi u noqotay sameeynta Sambuuska Magaalada Baydhabo

0
48

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta lagu guda jira bisha barakeysan ee ramaadan waxaa inta badan la xiraa maqaayadaha sida maalinlaha ah Wax looga iibsan jirey kuwaasi oo shaqadooda ay aheyd haween fara badan si ay uga maareyaan noolashooda balse haweenka qaar ayaa ah kuwa aan xirin maqayooda ayigoona sameeya afur si ay u sii wataan shaqadooda meesha qaarkoodana ay iska nastaan bisha ramadaan.

Qaar ka mid ah Haweenka ka ganacsada Sambuuska oo ka waramaya shaqadooda waa kuwaan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here