Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Xaafada Biyo Kulule ee Magaalada Boosaaso Cabdiweli Cali Xaaji Cartan iyo Masuuliyiinta laamaha Xafadaas ayaa bilaabay dhireynta Hareeraha wadooyinka laamiga iyo Guryaha ay degan yahiin dadka deegaan.
howsha dhir beerista ah ee ay bilaabeen Maamulka xaafada Biyo kulule ee Magaalada Boosaaso ayaa ah wajigii la baad ee dhiraynta hareeraha wadooyinka laami ah iyo guryaha deegaanka ah ee Magaaladaas.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.