Hantidhowraha guud ee JFS oo Muqdisho ka furay shirweynaha xafiisyada Hantidhowrka

0
31
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hanti dhowraha Guued ee JFS ayaa waxuu qabtay shirweynaha Xaafiisyada hantidhowrka heer federaal iyo heer dowlada Goboleed kaas oo laga hadlayay arimaha ku sabsan Sida uu u shaqeeya Xafisyada Hanti dhowrka
Hantidhowraha guud ee JFS Axmed Ciise Guutaale ayaa waxuu ka warbixiyay waxyabaha laga hadli doona inta uu socoda shirka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here