Hanti dhowrka Guud Ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Xilka la wareegay

0
205

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Dhawaan ayay aheed markii Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu hanti dhowrka guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland u magacabay Bashiir Maxamed Baahale waxaana uu maanta si rasmi ah uu Xilka ula wareegay Goobta Munaasabada ay ka dhaceysay waxaa ku sugnaa Gudoomiye Ku xigeenka labaad Ee Baarlamaanka Jubbaland , xildhibaano, Xeer Ilaaliya Guud Ee Dowlada iyo mas,uuliyiin kale .

Iidle Aadan Maxamed ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here