Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hanti dhowraha guud ee Jubbaland ayaa wuxuu ka warbixiyay wareegtada uu dhawaan soo saaray taa oo uu ku sheegay heshiisyada ay gali karaan Hay’adaha Dowladda iyo sifooyinka laga rabo marka ay howlaha qadarasayad galayaan.
Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.