Hablaha Saxafiyiinta ah ee ka howl-gala Magaalada Kismaayo oo ka qeyb qaato Tebinta Barnaamijyada Covid-19

0
319

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha wariyayaasha ee ka howlgala degmada Kismaayo oo door wayn ka qaatay tabinta Barnaamijyada la xiriira covid-19,Gabdhaha saxafiyiinta ah waxaa ay ka mid yihiin bulshada kuwooda ugu firfircoon waxaa ayna ka qeyb qataan Barnaamijyada kala duwan ee bulshada lagu wacyigaliyo .

Tan iyo markii uu bilowday caabuqa carona-virus  Soomaaliyana laga helay kiisaskii ugu horeeyay Gabdhaha Saxafiyiinta ee Soomaaliyeed   gaar ahaan kuwa ku ka shaqeeya Warbaahinada ku yaal  degmada Kismaayo waxaa ay kaalin far fircoon ka qaadanayaanTabinta barnaamijyada iyo fariimaha la xiriira Covid-19.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here