Hablaha oo ku soo badanaya goobaha waxbarashada

0
290

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Kadib wacyi gelino is daba joog ah oo ku aadanaa in Hablaha Tacliinta la baro,ayaa waxaa mudooyinkii u dambeeyay soo kordhayay Hablaha xaadira goobaha waxbarashada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here