Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxa ay horumarro ka sameenayaan xagga ganacsiga noocyadiisa kala duwan.
waxaana magaalada laga furay Carwo lagu iibiyo dharka dumarka iyo kuwa carruurta oo loogu magacdaray M&C Collections.
Fartuun nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.