Haaland Oo Noqday Gooldhaliyaha Ugu Sareeya Taariikhda Xulka Norway

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa u dabaaldegay inuu noqday gooldhaliyaha abid ugu sarreeya Norway.

Weeraryahanka Manchester City ayaa dhaliyay goolashii 33-aad iyo 34-aad ee xulka qaranka kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Slovenia habeenkii Khamiista.

Taasi waxay keentay inuu ka hormaro Jorgen Juve ee gooldhalinta abid Norway.

Haaland ayaa la gudoonsiiyay kubada ciyaarta kadib markii uu dhaliyay saddexley kulanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here