Guurka deg-deg ah oo ku soo kordhaya bulshada Soomaliyeed.

0
326

Soomaaliya ayaa sida dalal badan oo dunid ah waxaa ku badan guurka deg deg ah,waxaan la aamisan yahay inuu aad u kordhay wixii ka dambeeyey burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya.

Waalidiin badan ay sabab dhaqaale iyo heyb wadaag, waxay gabdhahooda yar yar ugu guriyaan Odayaal am dad aad ugu da’weyn.

Waxaa warbixitaan inooga diyaariyay:Abdinuur Samriye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here