Guryo loogu tala galay dadka ay fatahaaduhu sameeyeen oo laga dhagax dhigay waqooyiga kismaayo

0
77

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Hawlaha guud  Guriyeynta iyo dib u dhiska Dawlad Gobaleeda Jubbaland ayaa deegaanka LugLow ee waqooyiga kismaayo Ka dhagax dhigta Mashruuc Guryo loogu dhisay dadkii ay sameyeen fatahaadihii iyo dadadkii ku dhufta deganada jubbaland dhamaadka sanadkii tagay

Guryahan oo laga dhisayo Deegaanka Luglow oo dib udajin loogu sameeyay dadkii ku barakacay masiibadi elniino ee ku dhufatay degaanada jubaland ayaa waxa wasarada hawlaha  guud ka garabsiinaya Hay’ada Givt of the Givers oo fadhigeedu yahay dalka koonfur-Africa.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here