Guriga martida Jubbaland uga qayb galay dood wadaag ku saabsan hoggaaminta..

0
180

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Maraykanka Mudane Xamse Warfaa ayaa guriga martida Jubbaland uga xalay uga qayb galay dood wadaag ku saabsan hoggaaminta, isagoona sharraxaad qoto dheer ka bixiyey muhiimadda ay leedahay hoggaaminta wanaagsan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here