Gudoonka Waxbarashada Gobolka Jubbada Hoose oo bulshada ugu baaqay in laga qeyb qaata hormarinta Waxbarashada Gabdhaha 

0
172

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada ayaa ah furaha nolasha waalid kasta waxaa uu ku dadalaayaa caruurtiis inuu wax baro si mustaqabalka cunigiisa  uu u wanaagsanaado.

Gudomiyaha Waxbarashada gobolka Jubbada Hoose Salax Khalaf Xassan ayaa waxuu Idaacadda Waamo ugu warbixiyey waxyaabaha keena hoos u dhaca Waxbarashada gabdhaha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here