Maamulka Guriceel oo sheegay in ay ka qayb qaadanayaan dhismaha Masaajid weyn

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin oo qudbad ka jeediyey masjidka Weyn ee Jaamaca Guriceel ayaa balanqaaday in ay Ka maamul ahaan kaqeeyb qadanayan dhismaha masjidka wayn oo dhawaan laga bilaabayo Magaalada Guriceel.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here