Gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Barakacyaasha Jubbaland oo kawarbixiyay Guryaha xalka waara

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuca xalka waara ayaa ah mashruuc logu tala galay in dib u dejin loogu sameeyo dadka barakacayasha ah ee ay sameyeen abarihi dalka somaray iyo fatahadihi wabiyada waxana qorshaha u yahay in dad gaaraya hal milyan oo barakjacyaal ah loogu sameeyo guryo xal waara ah sanadaha soo socda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here