Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa ah kuwa ugu badan ee ay sameeyeen colaadihii sokeeye ee uu dalku ku jiray 30,kii sano ee la soo dhaafay iga oo wajahayay Naafada xaalad adag oo nololeed.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.