Gudoomiye ku xigeenka ururka Naafada Jubbaland Oo ka kahadlay bahiyaha  dadka Naafadaa.

0
513

Kismaayo(Waamo Radio)Waxa jira bahiyo kaladuwan oo ay qabaan dadka nanfadaa ee kunool magaalada kismaayo waxaa   kamid yihiin   qalabka ay isticmalan dadka naafada ah sida Gadiidka kusocdaan.

Gudoomiye kuxigeenka ururka naafada jubbaland Xusseen Faarax Cabdulle oo ka war bixiyay bahiyaha  dadka naafada aya shegay in ay jiraan dad an ku bodikarin biraha  una bahan in laga  cawiyo sidii ay kuheli lahayeen motooyinka ay ku socdaan.

dhanka kale gudoomiyaha aya shegay in ururka naafada ay wadaan qorshayaal ay  ku balarinayaan xafiisyada ururka nafada jubbaland.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here