Gudoomiye ku xigeenka Guriceel oo ugu baaqay Ganacsatada kasojeeda Deegaanka miir-yahuudi iney wax ka qabtaan horumarinta Deegaanka.

0
184
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka miir-yahuudi waxaa u ka mid yahay Deegaanada hoos taga Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud,waxaana booqasho ku tagay Gudoomiye ku xigeenka Degamada Guriceel Shaafici Jaamac Cabdi isagoona kulan la qaatay wax garadka Degaanka miir-yahuudi.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here