Gudoomiye ku xigeenka degmada Kismaayo oo loo qabtay xaflad soo dhaweyn ah

0
188

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada bulshada qeybaheeda kala duwan iyo masuuliyiin maamulka degmada iyo maamulka Gobalka ayaa xaflad soo dhaweyn ah loo qabtay  Gudoomiye ku-xigeenka ahna Xoghaya dowladda Hoose ee degmada kismaayo Muddane Daahir Xuseen Cabdi ayaa loo qabtay xaflad soo dhawayn ah.

Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah dadkii ka hadlay xafladii soo dhaweynta Gudoomiye ku-xigeenka ahna Xoghaya dowladda Hoose.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here