Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee aqalka sare oo guddoomiyey kulan uu ka qayb galay Gudoomiyaha Baarlamanka EAC

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye ku xigeenka 2-aad aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta shir guddoomiyay kulan gaar ah oo uu marti ku ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka ururka Bulshada Bariga Afrika muudane Jodeph Ntakirutimana iyo xubno kale oo la socday.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here