Gudoomiye degmada Mahadaay oo kawarbixiyay xaaladihi ugu danbeeyay ee degmada

0
76
Kismaayo(Idaacadd Waamo)-Degmada Mahadaay oo ka tirsan shabeelaha dhexe ayaa waxaa maalmihi lasoo dhaafay xaalada ad u cakiran kuwaas oo ka dhashay fataahadda wabiga shabele iyo dadadka roobka deerta oo isbirsaday kuwaas oo inta badan sameyay gudaha magalada.

Dadka kunool degmada MahadAay oo horay ey u saAmeysay musIibada abAarti dalka kadhacday ayaa hadana markale marti giliyay nusqaanta nimcada Eebe kadib robab malmihi laso dhafay kada ayay gobolada dalka iyo fatahad ey saameeyen wabiyada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here