Maamulka Xaafadda Calanley oo gacanta ku dhigay Dhalinyaro Maandooriye isticmaaleysay

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyayaasha Xaafadaha magaalada Kismaayo iyo laamaha amaanka gaar ahaan Ciidanka booliiska oo iskaashanaya ayaa habeenadaan xaafadaha kala duwan ee Kismaayo ka waday howlgalo kuwaas oo lagu xaqiijinayo ammaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here