Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Jubada hoose oo baaq u diray Bulshada Gobalka

0
307

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman.

Gudoomiyaha waxbarshada gobolka Jubbada hoose mudane Salaax Khalaf Hassan ayaa ka warbixiyay ahmiyadda ay leedahay nabadda wuxuuna soo koobayaa taariikhada dowladii hore ee Soomaaliya kaaalintii ay ka qaadatay hormarka dhinac nabadda.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here