Gudoomiyaha Waxbarashada G/Jubada hoose oo ka hadlay qorshaha ay ugu talagaleen dadka waxbarashada ka daahay

0
312

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoontu waa sheeyga kali ah ee ay bulshada ku horumari karto, waxaana  laga maarmaan ay u tahay nolosha beni’aadamka,iyadoo Diintuna xustay in aysan sinneeyn dadka waxbartay iyo kuwa aan waxba baran.

Gudoomiyaha  waxbarshada Gobolka Jubbada Hoose Saalax Khalaf Xassan ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay qorshaha ay ugu talagaleen dadka waaweyn ee waxbarshada aanan fursadda u helin yaraantoodii.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here