Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Dhoobley oo kawarbixisay Caqabadaha hortaagan Haweenka

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada Haweenka ee ka dhisan Degmada Dhoobley ayaa ah kuwo marwaliba uu tagan garabsiinta bulshada gaar ahan Dumarka uu bahan garab istaga.

Guddomiyaha Ururka Haweenka ee Degmada Dhoobley Faadumo Cabdi Yuusuf ayaa kawarbixisay caqabadaha Haysta Haweenka ku nool Degmada si gaar ah u Ururka Haweenka oo ay sheegtay in ayna haysanin Xafiis u gaar ah iyo sido kale Hool ayay Shirarka ku qabsadaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here