Gudoomiyaha Ururka Haweenka deegaanka Buulagaduud oo ka warbixisay xiliga la aas-aasay Ururkooda iyo u jeedka loo aas-aasay

0
218

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Haweenka Deegaanka Buulo-guduud oo la aas,aasay Sanadkii 2018-kii ayaa u jeedada loo aas-aasay waxay ehayd in la helo urur ay ku midaysan yihiin Haweenka deegaanka Buulo-guduud si ay qeybtooda uga qaataan dib u dhiska dalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here