Gudoomiyaha Tuulada Yaaq-raar oo kawarbixiyey baahiyaha Guud ee ka jira deegaankaasi

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada Yaaqraar waa mid kamid ah tuulooyinka hoos yimaada magaalada Kismaayo, dhanka Galbeed kaga beegan magaalada, tuulada waxaa kunool dad ay si weyn usaameysay abaartii ku dhufatay deegaanada Jubbaland waxay horey u ahaayeen dad xoolo dhaqao ah balse hada waxaa dad gacan maran oo xoolahoodii waxaa seejisay abaartii ku dhufatay deegaanadaasi.

ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here