Gudoomiyaha Suuqa Kalluunka Kismaayo oo ka warbixiyay xaaladda Suuqa

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaaa ay bulshada qaarkood ay ka shaqeestaan Kalluunka noocyadiisa kale duwan ,halka kuwa kale ay cunis ahaan ay u isticmaalaan
Gudoomiyaha Suuqa Kalluunka ee degmada Kismaayo Askar Cali Muuse a oo la hadlay warbahinta ayaa waxuu ka hadlay sida uu yahay suuq kallluunka ee degmada Kismaayo uu yahay iyo sida ay bulshada u isticmaalaan Suuqa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here