Gudoomiyaha Sports-ka Dagmada Badhaadhe Oo qalab Sports ku Wareejiyay Gudoomiyaha Sports-ka Deegaanka Raas-kaambooni

0
229
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Raas-kaambooni waxaa ku nool dhalinyaro badan oo jecel ciyaarista kubadda cagta hadaba gudoomiyaha sports-ka dagmada Badhaadhe Daahir Khaliif ayaa qalab sports ku wareejiyay gudoomiyaha sports-ka deegaanka Raas-kaambooni Cali Sheyba.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here