Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka Galmudug oo kawarbixisay shir ay uga qeyb galeen Kismaayo

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeyey shir looga hadlaayay ol’olaha kor u qaadista kamid noqoshaha gabdhaha Xafiisyadada sare ee Dawladda, shirka waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socday dowlad Goboleedyada qaar ee dalka Sida Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeele, Galmudug.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here