Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay dab dhawaan ka kacay Suuqa Bakaaraha.

0
86
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha oo ku yaalo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa dhawaan ka kacay dab saameyn xoog leh ku yeeshay qoysas badan noloshooda ka maareeya ganacsiyadooda.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here