Ganacsatada Jubbaland oo loogu baaqay in ay maalgashadaan Dhoofka

0
87
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Todobaadkan Dekadda magalada Kismaayo waxaa laga dhoofiyey Liin gaareyso ilaa 35-kun oo Loor iyo Lo’ tiradoodu ay aad ubadan tahay, kuwaas oo ay dhoofisteen Ganacsato reer Jubbaland ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here